Fadeexad soo Wajahdey Madaxweyne Xasan sheikh ka dib markuu isu ekeysiiyey Madaxweyne Maamul goboleed

Fadeexad soo Wajahdey Madaxweyne Xasan sheikh ka dib markuu isu ekeysiiyey Madaxweyne Maamul goboleed

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa la cadeeyey in Fadeexadii ugu xumeyd ay soo foodsaartey ka dib markii Safarkiisa Japan u kaxaystey koox ay isku heyb yihiin, kuwasoo muujiyey In Madaxweyne xasan Sheikh uusan Qaranka Soomaaliya ku matalaynj shirka ka socda Japan.
Warar aan ka helney Nairobi ayaa sheegaya in beesha Caalmka ee aadka ugu dhexjirta Siyaasada soomaaliya ay aad uga xumaadeen habdhaqanka Madaxweynaha, Beesha Caalamka ayaa iyago qayb wayn ka ahaa dib u heshiisiintii, hirgalintii Road mapka, waxayna si hoose ula socdeen siyaasada Soomaaliya.
Dhinaca kale Beesha Caalamku waxay Rajowayn kamuujinayeen Dowlada federaalka soomaaliya maadaama ay iyagu Dhaqaalaha ku baxa Madaxda Federaalka iyo Amisom ay iyagu bixiyaan.
Fadeexadaan Cusub ka dhacdey Japan ayaa muujineysa in Madaxweynuhu uu siyaasadiisa ku ekeysiiyey Hal Qabiil iyo siyaasad xambaarsan hab beeleed, tasoo muujineysa in Madaxweynuhu u fakarayo inuu yahay Madaxweynaha Maamul goboleedka Jowharland.
sida aan Warka ku heyno Xafiisyada laga maamulo dhaqaalaha ku baxa Soomaaliya ee beesha Calamku ku leeyihiin Nairobi iyo safaradaha Wadamada daneeya arimaha Soomaaliya waxaa aad loo hadal Hayaa Fadeexadaan oo tan iyo shalay saxaafaduhu Wax ka qorayeen.
Hoos ka akhriso Wafdiga Madaxweynaha u raacay Japan.

1-Xuseen Iidoow Murursade – HAG, Agaasime ku-xigeenka madaxtooyada.
2-Ibraahim Baana – Abgaal -HAG Protocol of the presient.
3-Eng. Yariisoow – HAG, Information
4-Xaayoow Gacal – Murursade – HAG Wasiirul Dawle Foreign Affair.
5-Kamaal – Abgaal – HAG.
6-Sheekh Ciise – Abgaal – HAG
7- Abudalahi Afrah – Abagaal
8-Caynte – HAG.

Source: Puntlandi,com

 

Advertisements

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s