THE VISIT OF THE FORMER PUNTLAND MINISTER OF EDUCATION, HON. ALI HAJI WARSAME, TO TORONTO, CANADA.

Jaaliyedda Soomaalida Kanada ee Toronto waxay isu diyaarinayaan soo dhaweynta Wasiirkii Hore ee Waxbarashada Puntland, Mudane Cali Xaaji Warsame. Wasiirkii wuxuu ku soo beeganyahay Toronto Bisha September 18-da, 2015.

Wasiir Cali Xaaji Warsame waa mas’uul hawl dhacalgal ah kasoo qabtay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland, sida mideynta manhajka dugsiyada, mideynta Imtixaannada Shahaadiga ah, tayeynta tacliinta Puntland iyo barayaasha dugsiyada, xiriirka Wasaaradda iyo deeqbixiyaasha Beesha Aduunka, iyo waalidiinta ardada Puntland. Mudane Cali wuxu ku guuleystay in Dawladda Puntland kordhiso Miisaaniyeddii hawlaha Wasaaradda Waxbarashada.

Deeqbixiyaasha taageera tacliinta ee Beesha Caalamku waxay si kalsooni ah u aqoonsadeen waxqabadka Wasiir Cali mudadii koobnayd ee uu Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta uu hogaaminayey.

Canadian-Somalis in Toronto are preparing to welcome the Minister, Hon. Ali Haji Warsame.

 The Former Education Minister of Puntland State is scheduled to arrive Toronto, Canada, on September 18, 2015, on a private visit to the Canadian-Somali community.

Advertisements

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s