MA LA JOOGTAYNKARAA GUULAHA SOOMAALIDA WAQOOYI AMERICA? — Ismail Warsame Blog

Soomaalida ku nool Waqooyi America waxay gaareen Guulo la taabankaro, siiba dhinacyada Waxbarashada iyo Siyaasadda. Hurumarkaa wuxu ku yimi dadaal dheer ee bulsho iyo shaqsiba. Markii ugu horeysay ayaa Soomaalidu wakiillo ku yeesheen Hay’adha looga taliyo Waqooyi America, saamaynna ku yeesheen sharciyada lagu dhaqo bulshada Waqooyi America. Waxaad moodaa in dadkeennu arrintan weli ku baraaruksanayn. […]

via MA LA JOOGTEYNKARA GUULAHA SOOMAALIDA WAQOOYI AMERICA? — Ismail Warsame Blog

Leave a comment